Amaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay si dadku u soomaan bishan sida nabada hadaba si taasi loo sameeyo ayaa...
Maxaa cusub
Boorama--Dhalinta reer Boorama ayaa markii u horeysay suaalo ku garaacay Ramaax. Suaalaha ayaa u badnaa kuwo la xiriira shaqadiisa inkastoo...
Dood kulul oo markii u horeysay loo ogolaaday in dadweynuhu suaalo waydiiyaan rag uu ka mid yahay Prof Axmed Samatar...
Boorama--Ardayda Jaamacada Eelo ee Boorama ayaa soo bandhigey waxyaabaha u qabsoomay iyagoo soo hool ka jeediyay sida loo xalin karo...
Dhamaan akhristayaasha ku xiran warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews.com waxaan leenahay Ramadaan Kariim iyo rabigeena oo aan ka baryayno in...
Riyad--Dawlada Sucuudiga oo ay wada wadaagaan kooxda argagixisada Daacish ama ISIL mabda diimeedka Salafi ayaa ka xumaatay guuldaro soo gaartey...
Nayroobi--Madaxweyne Kenyatta oo ay wehliyeen saraakiisha Ciidamada ayaa Isbitaalka Ciidamada ee magaalada Nairobi booqasho ugu tagay qaar ka mid ah...
Hargeysa--Itoobiya ayaa joojisey in baasaboorka ay samaysteen maamulkla Somaliland lagu tago dalkeeda iyado ka mid ahayd wadanka kaliya ee lagu...
Gabdhaha aadka u firfircoon ee Jabuuti ayaa u soo xadhko xidhey in ay qabtaan shaqooyin wiilasha reer Jabuuti lagu yaqaanay....
Prof Axmed Samatar ayay ku hadhay in uu ka hadlo sida loo aqoonsan lahaa maamulkaSiilaanyo ee  Hargeysa,,qudbad dheer oo ku...
Qaahira--Dawlada Somaliya ayaa qaylodhaan gaarsiisey barlamaanka carabta darbiga ay Kiiniya rabto in ay ka dhisato dhulka Somalidu degto ee Woqooyi...
Gudiga maxkamada sare ee Sucuudiga ayaa war ka soo saaray bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Gudigan ayaa dadka ka codsaday...
Boorama--Badhasaabka Awdal Ramaax oo ku hanjabey in uu jeel ku gurayo dhalinta reer Awdal ee la sheegay in ay magaalada...
Afkeena hooyo ayaa markii ay dhacday dawladii Somaliyed isagna hog ku dhacay inkastoo afka xoogiisa uu yaalo baadiyaha hadana isku...
Masiibada Daacish ama ISIL ayaa si xun u aafaysay Siiriya iyo Ciraaq waxana maalinkasta ay weeraraan tuulooyin iyo magaalooyin ay...
Garoowe--Madaxweynaha Puntland ayaa furey kalfadhiga barlamaanka Puntland iyadoo uu halkaasi ka jeediyay qudbad dheer. Cabdiwelli Gaas ayaa sheegay in shaqo...
Johenisberg--Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashir oo loo dhigey shirqool lagu kala dilayo madaxda Afrika ayaa goor dhaweyd ka duulay Pritoria...
Saylac--Booliiska magaalada Saylac ayaa todobadkan maydkooda helay laba qof oo sida la sheegay lugeynayay oo cadceeda kulul awgeed u dhintey...
Maraykanka oo sheegay in ay Liibiya ku khaarajeen argagixiso shaqaale ajaaniba ku xasuuqey Aljeeriya
Liibiya--Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in ay dileen nin Aljeeriya u dhashay oo sanadii 2013 weerar ku qaaday xarun gaaska lagu...
Iyadoo aduunka ay aad u soo badanayaan dadka rabigeena subxaanow watacaala soo hanuuniyay ayaa waxa ka mida wiil Maraykana oo...
Johenisberg--Halgamaa Julies Malema oo madax ka ah ururka dhaqaale u dirirka ee dalkaasi Koofur Afrika ayaa Afrika u sheegay in...
Minnesota--Somalida Maraykanka oo lagu yaqaano wadaninimo ayaa si quruxbadan ugu dabaaldegay maalmaha xoriyada ee 26 Juun iyo 1-da July maadaama...
Boorama--Wasiirka beeraha maamulka Silaanyo ayaa warbixin ka bixiyay socdaal shaqo oo uu ku tagey gobolka Awdal kaas oo uu ku...
Pretoria--Maxkamad siyaasadeysan oo la rabey in la hor istaago madaxweynaha Suudaan oo ka qaybgalaya shirka midowga Afrika ay ku leedahay...
Caalim ka tirsan ururka Quilliam Foundation oo ka dhisan Ingiriiska ayaa leh Muslimiinta Ingiriisku way yarayn karaan saacadaha dheer ee...
Waa sadex heesood oo ay xusuus balaadhan leh oo toos ay tumeen hoboladii Waaberi intooda badan gaar ahaan intrii Muqdisho...
Hargeysa--Siilaanyo ayaa ku soo noqdey Hargeysa isagoo ka soo laabtey safar guuldaro ku soo dhamaaday iyo Imaaraadka oo u sheegay...
Wariyaha ruug cadaaga ah ee Cali Xaraare ayaa waraysi balaadhan la yeeshay suldaanka guud ee beelaha Samaroon suldaan Cabdi Gahayr...
Johanisberg--Jahwareer ka taagan socdaalka madaxweynaha Suudaan ee Koofur Afrika iyo maxkamad Maraykanku lacag ku bixiyay oo amartey in la xanibo...
Boosaaso--Doon ay saarnaayeen xoolo isugu jira ari iyo lo ayaa ku gubatay badda iyadoo la sheegayo in dabku ka kacay...