Dhamaan asxaabta culimada, aqoomyahanada, dhaqaatiirta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan ilma Dirir Dubad gaar ahaan ilma Xasan Dirir...
Maxaa cusub
Booliiska Maraykanka ayaa lagu yaqaan axmaqnimo waxana ugu dambeeyay ficilo laga argagaxay kadib markii tuulada Mickinney ee u dhow magaalada...
Hargeysa--Cali Gurey ayaa fariin adag u direy Siilaanyo oo ku maqan Imaaraadka oo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in Imaaraadku...
Muqdisho--Wasiirada arimaha gudaha omaliya C/raxmaan Odawaa ayaa ku tilmaamay qabsashada Dhuusamareeb mid lagu carqaladeynayo hanaanka maamul u dhis ee gobolada...
Dhamaan jaaliyada Bahabar Cabdalle ee iskandaneefiya iyo Beljim waxay tacsi u dirayaan ilma Xasan Dirir Dubad, geerida ku timi hooyo...
Kooxda Barcelona ayaa xoog sheegatay kooxda Juventus koobka naadiyada Yurub oo ka dhacay Berlin. Waxa firfircooni dheeraada la soo baxay...
Inaa lilaah waa ilayhi raajicuun dhamaan anagoo ah ilma Axmed Cawad oo kala jooga Yurub iyo Carabaha oo kala ah...
Anagoo ah reer Cusmaan Dirir Dubad waxaan tacsi ka direynaa geerida ku timi hooyo Xabiiba Cumar Cali
Dhamaan anagoo kala ah C/raxmaan Cusmaan Dirir iyo caruurtiisa, Mulki Cusmaan Dirir iyo ninkeeda iyo caruurtooda, Maxamed Cusmaan Dirir iyo...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Xasan Dirir Dubad geerida...
Boorama--Maayerka Boorama ayaa beeniyay warar sheegaya in guryo loogu talogalay danyarta in qaydhiinka ay ku qaybsadeen wuxuuna eed dusha uga...
Hargeysa--Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa u baxay Imaaraadka Carabta halkaas oo uu sheegay in uu soo saxiixayo dekeda Berbera oo...
Muqdisho--Barlamaanka Somaliya ayaa kulan ka yeeashay mooshin laga keenay barlamaanka Jubba iyadoo mooshinku dhawr jeer baaqdey sabab kooram la'aan awgeed....
Baay--Argagixisada shabaab ee jooga gobolka Baay ayaa iyagoo afka duuban dadka tusey diyaarad ah kuwa aan iswadin oo ay leeyihiin...
Canada--Koobka kubada cagta aduunka ee gabdhaha ayaa maanta galinka dambe ka furmaya Kanada halkaas oo ay ku tartami doonaan 20...
Sanca--Dawlada Yaman iyo xoogaga madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdulle Saalax ayaa gantaalo ku gaaacay urur diimeedka Sucuudiga ka taliya...
Muqdisho--Wasiir Xidig oo ah wasiiru dawlaha arimaha gudaha Somaliya ayaa fashiliyay qorshaha beenta ah ee Kiiniya ay rabto in ay...
Muqdisho--Barlamaanka Somaliya oo dhowr mar ku fashilmey in uu cod u qaado sharci ahaanshaha maamulka Jubba ayaa markale isku dayaaya...
Telefishanka Aljazeera ayaa baafiyay hablo Somaliyeed oo shegay in haday hadlaanba la kufsanayo. Haweenkan qaarkood ayaa laga dejiyay doon iyagoo...
Siimoodi--Beesha reer Nuur (Samaroon) ayaa qaylodhaan ay hanjabaadi ku jirto ka dirtey macdanta Shiinuhu guranayo. Odayada ayaa sheegay in aagaasi...
Barcelona iyo Juventus ayaa ciyaar aad u xiisa leh ku dhexmari doontaa beri marka ay ku kulmaan Berlin koobka kama...
Khatar intee leeg ayay leedahay shirkadaha caalamiga ah ee maalgashanaya dalkeena oo hadda burbujr ka soo kabanaya inkastoo wali qarka...
Hargeysa--Wararka aan ka helayno xafiiska Siilaanyo ayaa sheegaya in Siilaanyo laga yaabo in uu u baxo Imaaraadka carabta halkaas oo...
Islamabaad waxay ka mid tahay caasimada ugu shanqadh yar aduunka waxana degan dad lagu qiyaasi karo nus milyan iyadoo magaalada mataanaha...
Dhamaan bahda Araabinews.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka Mukhtaar Cali AAdan iyo boqorada Hibo Jaamac Aareeye oo meherkoodu ka dhacay...
Dhalinyaro badan oo ku dhashay qurbaha oo luqada ay isku fahmaan ay tahay Ingiriis: barnaamij gaaban
Muqdisho--Waa barnaamij gaaban oo lagu soo bandhigey dhalinyar ka timi qurbaha oo dalkooda dalxiis u jooga isla markaana isku afgarta...
Madaxweynaha Somaliya iyo raiisal wasaaraha ayaa kala qaybsaday safiirada Maraykanka iyo Turkiga waxase dad badan la yaabeen safiirada oo hadda...
Abwaan sameeyay heesaha aadka loo jecelyahay sida Ilaahbaa deeq baxshee dulmiga caashaqa ka daa oo baryahaa SNM u rogtey MADFACA...
Muqdisho--Markii ugu horeysay 24 sano kadib ayaa dalkoo dhan laga hirgelinayaa hal imtixaan oo mideysan iyadoo goobaha aan laga qaadij...
Nin reero mirqaana ayaa ka sheekeeyay dhacdo ku dhacday kadib markii isagoo mirqaansan uu ku bilaabay nadiifinta guri uu la...
Boorama--Suldaan Abshir oo ka mida oday dhaqameedyada Samaroon ayaa sheegay in uu xal u helay xiisad ka taagneyd buuraha Siimoodi...