Jabuuti--Madaxweynaha Jabuuti oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in aanu wali go'aan ku gaarin in uu isa soo taago doorashada soo...
Maxaa cusub
Hargeysa--Muranka muddo kordhin loo sameeyo Siilaanyo oo hawlgaba ayaa si xun u kala qaybbiyay ururada beesha dhexe. C/raxmaan Ciro ayaa...
Hargeysa--Ururada beesha dhexe ayaa ku kala jabay muddo kordhin saaida oo lo sameeyo Siilaanyaha hawlgabka ah ee aan maamulin Hargeysa....
Dilla--Ururka Hirad ee ka dhisan gobolka Awdal ayaa orodka 5km ugu qabtey dhalinyaro degmada Dila ee gobolka Awdal. Ardayda ayaa...
Boorama--Maxkamad ku taal Boorama ayaa xadhig iyo ganaax isugu dartey dhalinyaro ku nool Boorama oo gaystay falal bulshada ka dhana....
Muqdisho--Madaxweynaha Somaliya ayaa lagu hordhaariyay taliyeyaasha cusub ee booliiska iyo asluubta oo xilka kala wareegay. Dhaarta ayaa waxa mariyay gudoomiyaha...
Sanadkii hore ayay ahayd markii nin Maraykana uu ka badbaaday cudurka halista ah ee Ibola oo ku dhacay mar uu...
Nin Turki ah ayaa dalxiis ku maray Berbera iyo Hargeysa halkaas oo uu soo sawiray nolosha dhabta ah ee Somalida...
Muqdisho--Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa qaylo dheer ka direy hay'ado Shiico ah oo faafiya fikirka Shiicada iyagoo si fiican uga faaiideysanaya...
London--Doorashadii dalka Ingiriiska guud ahaan ayaa xisbiga uu hogaamiyo David Cameron helay aqlabiyad buuxda isagoo hadda maraya 322 kursi halka...
Islamabad--War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad helikobtara oo ay leedahay ciidanka Bakistaan oo siday safiiro iyo xaasaskooda ay...
Waxa aad loo daawaday muuqaal muujinaya haweenay looga baxay goob baakin la dhigto gawaadhida oo ay ku qaadatay sadex saacadood...
Kismaayo--Barlamaanka Jubba ayaa si rasmi ah u dhaqan galay waxana maanta furay Xasan Sheekh iyadoo ay weheliyaan wasiirada arimaha dibedda...
Wararka aan ka helayno deegaanada Khaatumo State ayaa sheegaya uin danab ku dhacay qoys xoolo dhaqato ah oo degan duleedka...
Muqdisho--Kadib fashilkii shirkii Garoowe halkaas oo Xasan Sheekh afka qabtey dadka degan gobolka Mudug oo iyagu raba in ay ka...
Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa ku tumatay kooxda kubada cagta ee Jarmalka ee Bayern Munich ciyaar xalay aad loo...
Biyoolihii cadhooday waa filim aad u xiiso badan oo taabanaya waxyaabo badan kuna jiraan xikmado badan. Waxa matalaya dhalinyar aad...
Gaalkacayo--C/wali Gaas ayaa sii xumeeyay xiriirka uu la leeyahay dawlada dhexe isagoo ka casilay xubin ugu jirtey dib u eegista...
Jabuuti--Wasiirka arimaha dibedda Maraykanka John Kerry ayaa gaaray Jabuuti halkaas oo uu la kulmay soona dhaweeyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Geelle....
Hargeysa--Abwaanka wadaniga ah ee Hadraawi ayaa walaac xoogan ka muujiyay burburka dalka ku yimi iyo sida kuwii burburiyay ay halis...
Boorama--Golaha fadhiidka ee Boorama oo ku guuldaraystay in masaakiintii u shaqaynaysay ay mishahar ka waayeen ayaa shegay in ay soo...
Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo shir jaraaid kaga xanaaqay mucaaradka una hadlay si aan cidkasle hadli karin. Suldaanka ayaa raba...
Roma--Kooxda Juventus ee ka dhisan dalkaasi Talyaaniga oo doorkan looga cabsi qabo in ay qaado horyaalka naadiyada Yurub (Champions league)...
Boosaaso--Qaxootigan ayaa isugu jiray rag, dumar, carruur, dhalinyaro iyo dad waaweyn isla markaana qaarkood qabay xanuuno kale duwan. Tiro ahaan waxa...
Dadkii danyarta ahaa ee cagafta la mariyay hantidoodii oo golaha Boorama ka dalbaday magdhow+MUUQAAL
Boorama--Dadkii danyarta ahaa ee sida xun loo dulmariyay cagafta hantidooda ayaa dalbaday magdhow. Mar ay la hadleen saxaafada ayay sheegeen...
Boorama--Waxa had iyo jeer soo noqnoqda in lacago ay maqan yihiin iyadoo ayna jirin xisaabtan dhaba oo ka jira golaha...
Dambal--Waxa dawlada deegaanku ku dhowdahay in ay dhamaystirto jid laami ah oo isku xidhi doona Jaare iyo Dambal ee ismaamulka...
Hargeysa--Boqor badmadow oo ka tirsan cuqaasha beesha dhexe ayaa ku dul socday boqorka Siilaanyo ee Buur madow kuna tilmaamay afduubaa...
Muqdisho--Wasiirka arimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry ayaa Muqdisho jooga halkaas oo uu kula kulmay Xasan Sheekh iyo maamul goboleedyada...
Dakar--Sucuudiga ayaa lacag ku iibsaday madaxda Siniigaal isagoo qiil u raadinaya inuu fushado qorshihiisa urur diimeed ee u khaaska ah....