Moscow--Wadanka Ruushka ayaa goordhaweyd shaaca ka qaaday in uu Iiraan u fasaxay gantaalaha casriga ah laakiin hadda Ruushku ka baxay...
Maxaa cusub
Waxaan raaligelin ka siinaynaa akhristayasha ku xidhan warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews.com saacadihii yaraa ee aan ka maqnayn online cilad...
Boorama--Xirsi Tooriile ayaa Boorama tagey isagoo u tagey wadatashi uu la yeesho wakiilkooda Boorama Ramaax. Kulanka kadib ayuu u baqooley...
Boorama--Xirsi Tooriile ayaa Boorama jooga isagoo sii qaaday kiish lacaga oo uu siiyo odayada daacada u ah isagoo sidoo kale...
Wasiirka Siilaanyo ugu magacaaban cadaalada oo lagu dhintey wasaaradiisa ayaa waraysi laga qaaday ku haftey xukuno dila oo ay fulin...
London--Faysal Waraabe ayaa ku dhawaaday inuu dagaalamo kadib suaalo laga waydiiyay arimo ku qornaa saxaafada, wuxuuna ku gariirey in aan...
Boorama--Kadib afduubkii gaadhigii maamulka Siilaanyo ee saaka aroortii ayaa wakiilka Siilaanyo ee Ramaax uu gardaro kula kacay odayaal Jibriil Yoonis ah oo...
Dubai--Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in ayna waxba ka ogeyn qoxooti sadex bilood loo qabtey oo Kiiniya ka saarayso xeryaha qoxootiga....
Boorama--Injineer Xasan Sheeko ayaa ka hadlay sida Boorama ay qarka ugu saaran tahay in ay noqoto biyo la'aan iyadoo aanay...
Hargeysa--Siilaanyo ayaa ka yaabsaday mucaaradkiisa oo raba inuu kursiga ka dego hadana soo saaray xilliga uu qabanayo diiwaangelinta oo dhaafsan...
Maxbuus ku jira xabsi ka mida xabsiyada dalkaasi Maraykanka ayaa ka soo baxay qaybta uu ku jiro isagoo galay qayb...
Arizona--Booliiska dalkaasi Maraykanka gobolka Arizona ayaa sii daayay muuqaal ay gaadhiga booliiska kaga duubeen oo muujinaya dil toogasho ah oo...
Boorama--Dhaqtarka dhimirka ee magaalada Boorama ayaa waxa soo gaadhay deeq lacaga oo ay soo direen gabdho muxsiniin ah oo degan...
Togwajaale--Magaalada ku taala xuduuda Itoobiya iyo Somaliya ee Togwajaale ayaa loo magacaabay maamul cusub oo lagu tilmaamay mid dhalinyaro. Cabasho...
Hargeysa--Wasiirka Silaanyo ee hawlaha guud oo ka soo jeeda Laascaanood ayaa cashuur uu saaray dekeda Berbera loo dabamaray loona arkay...
Garoowe--Puntlnad ayaa dareensan in ay tahay khaas ka duwan maamul goboleedyada jira waana markii shanaad oo raiisal wasaareyaasha isbedelka badani...
Boorama--Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya Boorama ayaa ku soo waramaya in odayo ka tirsan beesha Jibriil Yoonis uu Ramaax...
Muqdisho--Wararka ka imanaya xaafada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho aya csheegaya in khawaarijta shabaab ay madaafiic ku soo tuureen agagaarka wasaarada...
Boorama--Wararka saaka ka imanaya Borama ayaa sheegaya in gaadhi ay leedahay maamulka Siilaanyo ee Boorama lagu afduubtey lana geeyay dhinacaas...
Boosaaso--Somalidii ugu badbayd ee u soo noqda dalkooda ayaa ka soo degay Boosaaso iyadoo ay ka muuqato daal iyo haweenay...
Fanaanka Saadaq Sayga ayaa ka hadlay hees uu qaaday oo lagu daray duubista waxyaabo anshax xumo ah oo aan ku...
Camuud--Isbitaalka weyn ee Alxayaad ee Boorama ayaa baadhitaano caafimaad ka sameeyay degmada Baki halkaas oo hooyooyin badan oo uurleh lagu...
Harowo--Shirkii aan la shaacin ee beelaha Jibriil Yiinis (Samaroon) ee ka socday Harowo ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa la filayaa in...
Hargeysa--Siilaanyo ayaa si deg dega u joojiyay lacag madax furasho ah oo uu ku soo rogey baabuurleyda Berbera wax ka...
Muqdisho--Wariye u shaqeeya idaacada dawlada laguna magacaabo Maskaro ayaa ka badbaaday weerar naftiisa lagu soo qaaday oo argagixisada shabaab doonaysay...
Cadaado--Shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe ee manta oo Sabti ah ka furmni lahaa Cadaado ayaa lagu soo waramayaa in...
Nayroobi-Safiirkii Somaliya u fadhiyay Kiiniya oo muddo dheer kursiga ku fadhiyay ayaa sagootiyay shaqaalihii safaarada. Safiir Cali Ameeriko ayaan wax...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey xilliga ay baxayaan ciidanka Kiiniya ka jooga Somaliya gaar ahaan magaalada Kismaayo. Ciidanka...
Sanca--Salafiga xukuma Sucuudiga ayaa raba in caqiiqada kooxda Salafiga uu ku dabaqo Yaman wana halka dagaalka uu ku qaaday Yaman...
Muqdisho-War ay sii daayeen nabadsugida ayaa lagu sheegay in ay la wareegeen huteel naasnuujinayay argagixisada shabaab iyadoo huteelka lagu qabtey...