Waxay ka cabanayaan inuu eryay ergaygii hore ee qaramada midoobey u fadhiyay Muqdisho oo toos u farageliyay arimaha siyaasada ee...
Maxaa cusub
Dhawaan ayay ahayd markii deegaan hoostaga gobolka Galguduud laga xoreeyay dhiigmiiratada kooxda gaalaynta ee shabaab. Deegaankan ayaa dagal kooban kadib...
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sharaxay heshiiska uu Talyaaniga la saxiixday. Waxa la sheegay in heshisku daba socdo...
Dawlada Somaliya ayaa fariin qoraala u dirtey ururka Carabta ee fashilmay ayadoo ka dalbatey in Somaliya marayso xaalad kala guura...
Wararka laga helayo magaalada Garoowe ayaa sheegaya in horjooge Siciid Deni uu albaabada u xirey xarun lagu baari jirey hargabka...
Lama hubo taariikhdiisa saxda ah ee dhalasho waxasa madaxweynihii hore ee Cali Mahdi laga hayaa inuu dhashay sanadii 1938. Siyaasi...
Waa caadi qabyaaladu maamulka horjooge Muuse Biixi oo aad loogu qasaaray muddadii uu xilka hayay. Qabyaalada ayaa xarkaha furatey labadii...
Manta duhurnimadii waxa xarunta XALANE ee kooxda sheegata beesha caalamka lagu garaacay madaafiic. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya...
Turkiga ayaa shaaca ka qaaday inuu rajaynayo inuu laba sano kadib uu gaaro dayaxa. Turkiga ayaa sheegay in marka hore...
Waxa dalka ku soo laabtey ku dhawaad 200 oo askari oo ka mida ciidanka xooga dalka qaybtiisa loo bixiyay Danab...
Waxaan hore u sheegnay in kooxda sheegata beesha caalamka ay marwalba rabto in madaxweynaha talada haya uu xukunka ku wareejo...
Fadhiid Muuse Biixi oo inta badan maalmaha qaar sunta iska butaaca ayaa kala garan waayay cida laga ordayo iyo cida...
Madaxweynaha Suuriya ayaa sheegay in isaga iyo xaaskiisa laga helay hargabka Karoona ayna hadda kadib geli doonaan is takoorid muddo...
Waxa maanta diyaarad soo dejisay ku dhawaad 200 oo ciidan oo ka tirsan ciidanka xooga dalka Somaliyeed oo lagu soo...
Qareenada difaacaya badda Somaliya aya gaaray dalka Holan halkaas oo ay ku taalo maxkamada caalamiga ee kala hagaysa labada dal....
Sheekada caaqilada iyo suldaanada hoose ayaa soo baxday m=burburka kadib waana meelaha shaqsiyaad si gaara ugu naaxo. Xilli Somalidu ka...
Sacuudiga ayaa maanta oo Axada qaaday xayiraada hargabka Karoona intiisa badan halka uu usbuucii hore war qoraala ka soo saaray...
Xeer ilaaliyaha horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa soo saaray magacyada 14 qof oo Somali ah oo u shaqeeya hay'adaha Qaramada...
Xisbiyada xorta ah ee dalka ka jira ee iyaga la afduubtey ayaa hadda afka furtey sheegayna in dalku u dareero...
Waxa dalkaasi Turkiga tababar loogu soo xidhey cutubyo Ka tirsan ciidanka xooga dalka Somaliyeed gaar ahaan Danab qaybtooda Gorgor oo...
Waa qayb kale taxanaha XUJO iyo Roomiyo oo sheegay in Nasteexo khiyaantey. Ma ii sheegi kartaa ilmaha caloosha ku jira...
Ciidanka aadka u tababaran ee jamhuuriga Iiraan ayaa sheegay inay fashiliyeen isku day la doonayay in lagu afduubo diyaarad ay...
Waxa maalinta beri magaalada Muqdisho loo balansanaa in musharixiinta Hawiye ku dibiro dhacsadaan dadka Muqdisho kadib marki loo ogolaaday inay...
Xarunta barlamaanka Maraykanka oo ay sanadkan horaantiisa la wareegeen muddo kooban xagjiro taageersan Taram ayaa codsaday in ilaalada askarta ah...
Sida ay sheegtay ururka soo galootiga waxa al la'yahay doon ay saarnaayeen Somali iyo Itoobiyaan ku sii jeeday Yaman kadibna...
Waxa gobolka Gedo deegaano hoostaga ka taagan abaaro iyo biyo la'aan baahsan waxana dawlada iyo xukuumada lagu dhaliilay inayna wax...
Xukuumada uu hogaamiyo Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegtay inay qayb ka tahay banaanbax aan la garanayn cida imaan doonta iyo...
Xeer ilaaliyaha maamulka Butlaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la xukumey nin la nool caabuqa keena aydhiska oo...
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa markii shanaad diidey inay ka qayb galaan shirka madaxweynaha Somaliya ku baaqay in la qabto...
Waxa dab la qabadsiiyay qoys danyara degmada Dilla ee gobolka Awdal, waxana qoyska dalaga laga gubey ay sheegeen in deegaanka...