Itoobiya ayaa sheegtay inayna ka fursanayn inay dhulkeeda difaacdo haddi milatariga Suudaan joojin waayo dhulka ay ku soo durkayaan ee...
Maxaa cusub
Waa falaqayn ku saabsan arimihii siyaasada ee Itoobiya, Jabuuti iyo Somaliya. Waxa falaqaynta marti ku ah Cabdalle Dabakaale oo arimaha...
Waa qayb kale ruwayada magaalo joog xumo oo sidii caadiga ay inoo matalayaan jilayaasha Oday Cabdulle iyo Maaha. Waxa doorkan...
Waxa baryahan soo baxaayay inay duleedka magaalada Muqdisho lagu soo aruuriyay maleeshiyo u daacada labadii fadhiid ee hore ee Xasan...
Dil laga argagaxay ayaa ka dhacay Boosaaso halkaas oo haweenay iibisa dharka si arxan daro loogu dilay kadib ragii dilay...
Talaadadii January 5, 2021 saacado ka dib markii Dooxa laga qaaday xannibaaddii ayaa Amiirka Sacuudiga Maxammed bin Salmaan garoonka diyaaradaha Al-Culaa...
Kaftanka siyaasada oo marba lagu soo qaado halka arimuhu siyaasada ama kuwa bulshada marayaan ayaa bilabay inuu dibeda u soo...
Xafiiska warfaafinta ee Dayib Erduqaan oo iska masaxday aalada Wasaab (Whatsup) kadib markii shirkadu qasab uga dhigtey dadka isticmaala inay...
Ayadoo ay isa soo tarayso in degdega loo soo qabto dhiigmiirad Taakeeye oo hadda la baxay Sufyaan kuna dhiiradey inuu...
Waa barnaamijka kacdoon oo looga hadlayo urur cusub looga dhawaaqay Awdal gaar ahaan Boorama. Waxa ujeedada ururka iyo xaalada gobolka...
Waa qayb akle taxanaha Qabbo Qabbo oo meel xasaasiya maraaya. Shaxshaxley oo welli diidanjacayl cusub halka Ifka ay iyadna isku...
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in dalku ku jiro qaybtii ugu dambeysay ee...
Madaxa Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa sheegay inuu kari waayay labada horjooge ee Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo uu iyaga...
Ciidanka difaaca Iiraan ayaa daboolka ka qaaday gantaalo maca wata gawaadhidii qaadi lahaa oo daadsan dhulka hoostiisa gaar ahaan deegaanada...
Ayadoo xagjir Taram intuuna dalkiisa qasin uu dalal dhowra oo Caraba oo aan awood sidaasa lahayn ka dhaadhiciyay inay xiriir...
Aduunka Muslimka qaarkood iyo hay'adaha gaalada ayaa aad u cambaareeyay sanam cabudka Sirilanka oo gubaya meydka Muslimiinta dalkaasi ee u...
Ciidanka qaranka ee jooga xad-beeneedka Somaliya iyo Kiiniya gaar ahaan Beled-Xaawo ayaa ku leeyay hees ka nixiyay argagixisada iyo Kiiniya...
Waxa shalay wasiirka arimaha dibedda Somaliya soo gudbiyay 12 safiir oo loo magacaabi lahaa dalal dhowra, waxayse dhaafi waayeen golaha...
Hooyo iyo gabadheeda dalkaasi Kanada lagu cunsureeyay ayaa ka hadlay sidii loogu jabiyay gaadhi ay ku jireen oo ku jirey...
Waxa maanta qarax uu ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo ka dhacay xaafada Hodan ama inta u dhaxaysa K4 iyo...
Maxkamad ku taal dalkaasi Ciraaq ayaa dalbatey in la soo qabto xagjir Taram oo amrey toogashada iyo dilka saraakiil ka...
Dadka degan magaalada Garoowe ayaa markale cabasho xoogan ka muujiyay laacagta shilin Somaliga oo a diidey in la sarifo taas...
Waxa dalkaasi Iswiisarlaan ka dhacay dil uu gaystey wiil Somali ah uuna u gaystey isla wiilkale oo Somali ah sida...
Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo eheladii uu ka baxay Daahir Cumar Andaad oo ku geeriyooday dalkaasi...
Weriye Axmed Cabdinuur oo ahaa ruug cadaa in badan ka soo shaqeeyay idaacadii qaranka ee Radiyo Muqdisho marna ahaa weriyihii...
Xagjir Taram ayaa tageereyaashiisa sheegay inaanu si fuidud xukunka ku dhiibeyn, waxana taas ku raacay taageereyaashiisa oo hub la galay...
Dawlada Itoobiua ayaa sheegtay inay dib u dhistey masjid muhiima oo agtiisa ay ku aasan yihiin asaxaabihii rasuulkeena CSW ee...
Waxa maanta lagu aasay dalkaasi Jarmalka hobbolkii caanka ahaa Cabdi Cali Bacalwaan oo aakhirkii bishii hore ku geeriyooday laakiin ay...
Qareenka Iiraan ayaa dalbadey in xagjir Taram ay soo qabtaan booliiska aduunka ee loo soo gaabiyo Interpol, iyagoo ku eedeeyay...
Dalkaasi Bortuqaal ayaa sheegay inay baarayaan kalkaaliso caafimaad oo geeriyootay maalmo kadib markii ay qaadatey talaalka hargabka Karoona oo weliba...