Ciyaarta caanka ah ee Saylici ayaa dhalinyar aad u tababarani ku soo bandhigeen Boorama halkaas oo gudoomiyaha lagu muransan yahay...
Suugaanta
Barnaamijka fanka ayaan doorkan ku soo qaadanaynaa fanaanka da,da yar ee Najax C/raxmaan Najax deeqsi oo waraysi xiise leh ay...
Waa hees wadani ah oo uu ku dhacay cod iyo musik iyo midho aad kuu soo jiidanaya oo ay ku...
Jigijga 22 Dec 2014--Waxa dhaanto cusub lagu soo dhaweeyay ku xigeenka maamulka Jubba Jeneral Fartaag oo booqdey ismaamulka Somalida Itoobiya...
Hees cusub oo mardhow faraha laga qaaday oo ku saabsan badbaada dalka iyo tahriibka oo ay qaadayaan fanaaniinta kuwii loogu...
Walaalayaalow I doorta iyo hadaan ku doorano yaa anaka na dooranaya waa hees siyaasad ah oo uu qaadayo majaajilaystaha Sooraan...
Hargeysa---Majaajilaystaha Sooraan ayaa isku bedelay wariye iyo waraysi xiisa leh oo uu la yeeshay nin sheegay inuu jacayl la jiifo....
Muqdisho 02 Nov 2014–Tartanka heesaha hirgalay oo Muqdishio lagu soo bandhigey iyo dhalinyar fanka jecel noo soo bandhigey wacdaro. Qaybtan...