Hooyo ku dhacdey musqul ayaa laga soo badbaadiyay. Musqushan oo ku taaley guriga hooyadan deganaynd oo ku yaal Hargeysa ayaa...
Warar xiise leh
Wadayaasha bajaajta Muqdisho ayaa cabsi ka qaba inay qaadaan dumarka. Dhacdooyin ku soo badanayay Muqdisho ayaa keenay in wadayaasha qaar...
Haweenay qabtey cudurka keena Aydhiska ayaa arin naxdina ka samaysay Muqdisho. Dhacdadan ugubka ku ah dalka ayaa dadku ka naxay kana...
Dawlada Turkiga ayaa bixisay dhul laga dhisi doono safaarada Somaliya. Danjiraha Somaliya u fadhiya Turkiga oo dhulkan isagu soo eegay ayaa...
Degmo labaad ayaa amaro ka soo saartey arimaha guurka. Gudoomiyaha degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegay inay kulan wada qaateen...
Aduunyadu waxay nagu tiraa xageen reer Awdal wax u marina, markey nagu yiraahaan beesha dhexaan u marinaynaa waxaan ku nidhaa...
Gabadh arooskeedii isku diyaarinaysa ayaa la diley. Dilkan aadka u naxdin badan cuqabadana leh ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa. Xilliga gabadhan...
Deegaanada Araabi, Jabanta, Dhoqle ee ismaamulka Somalida iyo nawaaxiga u dhow ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa nimcada RABI ka da'dey....
RW Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadley maalgashiga qaloocan ee dekedda Berbera ay kula qaybsadeen Itoobiya, Carabta iyo...
Suuq madow miyaa ka Jira Hargeysa oo lagu iibiyo caruurta. Waa dhacdo ugub ah oo aan gayiga Soomaaliyeed inta badan lagu...
Nin cunsuri ah oo hooyo Somali ah jiirsiiyay gaari ayaa maxkamad ku socotaa dalkaasi Ingiriiska gaar ahaan magaalada Lesta (Leicester)...
Gabadh shan Jira ayaa laga badbaadiyay nin gaari Hindi wata oo la baxsan rabay. Xilliga dhacdadaan foosha xun ka dhacayso...
Faadumo Siciid ayaa weerar ku qaaday gacanyaraha Muuse Biixi oo Xamar tagey. Gacanyare Maxamed Cabdullahi Cumar oo ay isku reer yihiin...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa hambalyo u direy madaxweynaha cusub ee Somaliland e qurbajooga ah Maxamed Cali Suudi oo lagu...
Waa suaalo xiise leh oo lala boobey madaxweynaha Somaliland Maxamed Cali Suudi. Calaamo saarka ayaa ka dhacay London halkaas oo...
Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo lagu caleemo saaray London. Maxamed Cali Suudi ayaa xaflad ka dhacdey xaafad ka tirsan London...
Wiil ku waashay diin uu guriga ku soo xeraystay. Waxa baryahan dhulka Somaliyed ku soo batey in la ugaarsado diinka...
Waligaa ma aragtey wasiir caafimaad oo dariiq kaadi la sarajoogsadey. Waxaa sidaa lagu arkay wasiir caafimaad oo ka tirsan gobolada...
Somali ku dhimatey Liibiya. Wararka aan ka helayno dalkaasi Liibiya ayaa sheegaya in Somali ku dhimatey magaalo la yiraa Banu...
Sheekh Sucuudiya ayaa dumarka dalkiisa u sheegay in cabaayadu dhaqan tahay oo ayna diin shaqo ku lahayn. Sucuudiga ayaa ku...
Shil aan caadi ahayn ayaa ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Shilkan oo ah mid diyaaradeed ayaa saakadii hore ka...
Xaafad ka tirsan Muqdisho ayaa saaka dadku wadada ku arkeen arin ka yaabsiisey oo naxdinteeda leh. Xaafadaha Hawlwadaag, gaar ahaan kuwa...
Haddii dhiig la daadinayo jeegaanta ayaa ku waajiba in lagu daadiyo. Suldaan Cune aya hadalkaas yiri mar uu ka hadlayay...
Dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Sool nama khuseeyo hadaan nahay reer Awdal. Waa siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa dhinaca kale...
Diyaarad laga leeyahay Turkiga ayaa jar ka dhacdey gashayna dhiiqo isla dalkaasi Turkiga. Diyaaradan oo ah kuwa qiimaha jaban ee...
Somaliland ayaa cabsi ka muujisay ciidan Puntland keentay Tukaraq agteeda. Wasiirka Muuse Biixi ee arimaha gudaha ayaa sheegay in ciidankaas...
Nibiri aad u weyn ayaa ku soo caaryay xeeb ka mida xeebaha Somaliya. Nibirigan xeebta ku soo caaryay ayaan la...
Salaad Cali Jeelle ayaa khudbad qosola ka jeediyay furitaanka garoonka Garoowe. “Puntland inay qaangaartay waxaad ka garata, Madaxweynihii hore aa wixii...
Fanaanada Nakruuma iyo Luul Cali Xasan ayaa booqdey radiyihii qaranka iyo qolka keydka oo uu badbaadiyay muwaadin Somali ah oo wadani...
Xildhibaan Baar ayaa amaantey wasiirka qorsheynta Somaliya oo 5 milyan u keenay deegaankiisa uu dhawaanta booqdey ee Sanaag. Xildhibaanada ayaa...