Dr C/raxmaan bayle ayaa ka hadlay waxa Somaliland looga reebay lacagaha la qaybinayo ee loo qaybinayo maamul goboleedyada Koofurta. Jawaabta wasiirka...
Warar xiise leh
Waxaan heshiis la galney shirkad sahamisa biyaha dalkoo dhan waxa sidaas sheegay madaxweyne Farmaajo mar uu ka hadlay waxqabadka ay...
Muslimiin suxuurta u toosay oo badbaadiyay dab ka kacay dabaqyo dhaadheer magaalada London halkaas oo ay jirto dhimasho markii dabkaasi...
Bariiska caaga ah oo halis caafimaad leh oo la sheegay in Hargeysa laga kariyay isla markaana qof loo keenay uu...
Madaxweynaha Turkiga oo isku urur diimeed yihiin Qadar ayaa si dadban u cambaareeyay Salafiyiinta Sucuudiga kuna tilmaamay arinta ay ku...
Maxaa ka jira in Farmaajo diidey 80 milyan oo doolar si xiriirka ugu jaro Qadar. Warkan oo ay qortey jaraaid...
Qadar ayaa furatey wado ay kaga gudubto cunaqabataynta uu saaray Salafiga Sucuudiga oo xidhey xadka uu la wadaago usbuucii hore. Qadar...
Nin sadex xaasle ah oo la yiri waad isqarxin rabtaa oo hurdo seexan waayay: argagixiso sinji uma lihi. Ninkaan ayaa...
Siyaasi reer Awdala oo kabaha la dumaray Somaliland una sheegay in ayna fikirin ictiraaf iyo reer Awdalow meel aan waxba...
Qabqablayaashii hubka ku haystey Muqdisho ayaa hubkoodii si qarsoodiya ku rartey. Hubkan qarsoodiga loo rarey ayaa maray baraha ciidanku joogaan....
Qabqable dagaal oo hub ku haysta Muqdisho AYAA loo sheegay in uu hubka dhigo. Axmed Daaci oo Hawiye (Abgaal) ah ayaa...
Tahriibayaal isugu jira Somali iyo Afrikaan ayaa laga badbaadiyay xeebaha u dhexeeya Liibiya iyo Yurub halkaas oo xilligan ay xoog...
Halabuure Laabsalaax iyo afhayeenka Siilaanyo oo lacago cuney iyo fanaan Cabdi Hani oo jeel la dhigey. Fadeexadan ayaa la sheegayaa...
Axmed Madoobe ayaa si toosa fariin ugu gudbiyay Farmaajo iyo maamulka Cadaado oo hogaankiisa maanta lagu caleemo saaray Cadaado laakiin...
Dilkii wasiir Cabaas ayaa galay sifo qabiil iyo jufada Nuur Faarax ee Hawiye (Habargidir) oo Farmaajo la kulmey manta si ay...
Maxkamada ciidanka qalabka sida maxay ka tiri dilka wasiir Cabaas Siraaji xili hanti dhowrihii xilka laga qaadey uu diidey xilka...
Kufsi foolxun oo ka dhacay Muqdisho iyo maamulka Benaadir oo ka hadlay. Ragii kufsiga gaystey ayaa ka cararay goobta waxase...
Xaasaska argagixisada iyo caruurtooda oo ku soo badanaya magaalooyinka waaweyn ee Muqdisho, Gaalkacayo iyo Kismaayo xilli ragooda qarxinayaan caruurta kale...
Farmaajo oo si adag uga hadlay tirada dhabta ah ee ciidanka xooga dalka uu yeelan doono meeshana ka saaray in...
Abwaan Muuse Fooxle oo gabay runta ugu sheegay beesha dhexe Samaroona ku baraarujiyay. Wuxu yiri gelinbuu garaaradaydii galab ku googoogey,...
Gabdhihii Sucuudiga loo qaadey oo arin foolxun lagula kacay sidii caadiga ahayd. Gabdhahan ayaa Xasan Sheekh gatey intii uu ku...
Abwaankii weynaa ee Xasan Sheekh Muumin oo war beena uu ka difaacay HAL-ABUUR Geestiir oo abwaanka la soo shaqeeyay wax...
Ciidanka xooga dalka ee Kuuriyada Woqooyi ayaa tijaabiyay hub Maraykanku ka naxay xilli Trump isku diyaarinayo in uu gardaraysto hogaamiyaha iyo...
Culimada Koofurta oo iyaguna ka qayliyay kooxda gaaleynta Muslimiinta ee Sucuudiga laga biilo xilli laysku raacay in loola dagaalamo sida...
Xukuumada Somaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay xariga Coldoon. Xadhiga Coldoon ayaa waxa ka qayliyay aduunka xorta ah ee...
Shirkad dhagax qorta oo laga hirgeliyay gobolka Awdal gaar ahaan degmada Boon ayagoo aad ku helayso qiimo jaban oo ku raaligeliya....
Gabdho jeel Hargeysa ku yaal ugu xanuunsanaya eed ah in ay xirteen calanka Somaliya iyo qareenka iyo waalidkooda oo ka...
Guri ku yaala Muqdisho oo habeenkii dadku ayna seexan muddo afar bilooda. Ninka waraysi bixiyay ayaa hadley sida sheekadu ku bilaabantey iyo waxa...
C/llaahi Yuusuf oo wariye Carbeed runta taabsiiyay kuna yiri Carabi maxay noogu daawanaysaa burburka markii uu ahaa madaxweynaha Soomaliya Allaa...
Jabuutiyaan sheegan jirey Saylac iyo Lughaya oo Norwey sharcigii kala noqotey kadib markii lagu helay in uu Jabuutiyaan yahay Somaliyana...