Wasiirka ciyaaraha Somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa ka mid ahaa xubno u hanjabay Saylici iyo Samaroon..Wuxuuna yiri awoowgaa (Sayliciyow) oo...
Warar xiise leh
Deegaanka Araabi oo ka mid noqdey goobaha dalxiis ee ay iman doonaan madaxda deegaanka iyo kuwo kale
Wafti ka socda wasaaradaha dalxiiska iyo dhaqanka ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa booqasho ku kala bixiyay deegaanada loo doortey in...
Madaxweynihii hore ee Somaliya oo la hadlayay jaaliyada reer Awdal ee London ayaa shegay in nabada dalka ay hogaamiyaan reer...
Kulankii madaxweynihii hore ee Somaliya Sh Shariif ayaa u dhacay si habsami ah waxase odayada Samaroon ee ka hadley hay'ada...
Berbera--Badhasaabka gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa wax laga waydiiyay in isagu gobolka ka taliyo iyo in Ramaax oo ku...
Suldaanka guud ee beelaha Isaaq Suldaan C/qaadir ayaa qaatay midnimada kuna calaacalay in Somali la sii kala qoqobo ay hog...
Garoowe--Afhayeenka barlamaanka Puntland ayaa wax ka sheegay qodobo ay ka doodi doonaan barlamaanka Puntland wuxuuna sheegay haday go'ayaan in ay...
Badhasaabka Boorama ee Siilaanyo Ramaax ayaa ku fadeexoobey goob lagu waraysanayay maareeyaha dekedda Berbera oo uu si anshaxa ka baxsan...
Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya Maareeye ayaa rajo tirey dadka ku jira hantida dawlada ee faraha badan oo hadda uu sheegay...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ahna gudoomiyaha golaha guurtida ee Awdalstate oo warsaxafadeed qabtey ayaa sheegay in wax Somaliland la yiraa...
Huteelka aduunka ugu naxdinta jiifkiisa oo la soo bandhigey iyo waliba dad ku qanacsan halka uu ku yaala kuna soo...
Abwaan sameeyay heesaha aadka loo jecelyahay sida Ilaahbaa deeq baxshee dulmiga caashaqa ka daa oo baryahaa SNM u rogtey MADFACA...
Hargeysa--Xildhibaan C/qaadir oo ka soo jeeda beesha Daarood gaar ahaan Ceerigaabo ayaa ka hadlay sida loogu gumeystay Hargeysa iyo safaro...
Jihada aan ku socono waa dib aan ugu noqono 1991: Prof Cabdi Samatar iyo maamul goboleedyada+MUUQAAL
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah xeel dheere ayaa mar uu la hadlayay xisbigiisa Hiilqaran ee aan wali Somalidu u...
Waxa magaalada Muqdisho waraysi loogu qabtey madaxweyneyaasha Khaatumo, Awdal iyo wasiir qorsheel oo isagu matala Maakhir State. Waxa laga waydiiyay...
Muqdisho--Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga dawlada Somaliya Maxamed Xagaa oo ka soo jeeda gobolada Awdal ayaa u caqli celiyay Cali Warancade...
Kooxda urur diimeedka xukunta Sacuudiga ee Salafiga oo aaminsan in Shiicadu gaalo yihiin sidaasna ku xalaashaday dhiigooda iyo hantidooda sida...
Muuqaalkii ugu dambeeyay ee ka imanaya badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga ayaa laga badbaadiyay boqolaal dad nolo doon ah...
Maanta oo kale waxa aduunka qaar la xusaa maalinta shaqaalaha iyadoo la isku dayo in maalintan ay noqoto maalin u...
Kooxda ISIL ama Daacish ee Maraykanka iyo Sucuudigu siin jireen lacagta iyto hubka markii dambana ay ka wareegteen waxa lagu...
Jeneraal Gaafow madaxa socdaalka dawlada Somaliya ayaa jawaab ka bixiyay nin sheegtay in baasaboorka beeshiisa mar uu la tagey Muqdisho...
Muqdisho--Xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysteen shalay maqaayad cuntada laga cuno oo ku taala agagaarka Huteel Central halkaas oo ay ku...
Muqdisho--Qaar ka tirsan xildhibaanada iyo wasiirada Khaatumo State ee kaga jira dawlada dhexe ayaa fariin nabaded u direy colaada qabiileed...
Dalkaasi burburey ee Koofur Afrika ayaa maalin walba lagu dilaa ama la dhacaa nin u dhashay wadamada Afrika. Ninkan oo...
Hargeysa--Daraad ayay ahayd markii Cali Warancade oo Siilaanyo u ah wasiirka arimaha gudaha uu sheegay in ay ka mid yihiin...
Gaarisa--Kadib xasuuqii argagixisada shabaab u gaysatay ardayda iska hurdey ee aan waxba galabsan ayaa aduunka gaalo iyo muslim u midoobeen...
Boosaaso--Somalidii ka soo degtay dekeda Boosaaso ee ay ka muuqatay dhibka iyo rafaadka ayaa ka hadlay dhibka ay keentay taageerada...
Hargeysa--Askari Gabooye ah oo ka tirsanaa ciidamada milatariga Hargeysa ayaa cadaalad daro awgeed is ciilkaambiyad sida xun ee hortiisa loogu...
Muqdisho--Siyaasiga reer Woqooyiga ah ee Ismaaciil Hure Buubaa ayaa arin dhiirigelin ah u sheegay u sheegasy Xasan Sheekh oo hadda...
Washington--Ku xigeenka Siilaanyo C/raxmaan Saylici oo dalxiis u jooga Maraykanka sheegayna inuu afar gobol mari doono ayaa suaalo lagu garaacay...