Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa guulo ka sheegtay canaasiir Tigree ah oo weerar fashilmey ku qaaday ciidanka Itoobiya ee...
Warar xiise leh
Maamulka Butlaan ayaa dil toogasho ah ku xukumay laba nin oo dil foolxun u gaystey gabadh lagu magacaabo Nacimo oo...
Waxa dalkaasi Norway laga soo masaafurinayaa hooyo Somaliyeed oo wadata shan caruura kadib markii dacwadeeda laga helay wax isdaba marin....
Wasiirka maaliyada iyo dhaqaalaha ee dalkaasi Koofurta Kuuriya ayaa guri la'aani ku dhacday kadib markii sharci uu isagu dhigey ku...
Waxa magaalada Kismaayo ee Jubada hoose lagu soo bandhigey haweenay soo xaday ilmo yar oo waalidkood raadinaayay. Haweenaydan ayaa ka...
Raiisal wasaare Maxamed Xuseen ayaa xalay goor dambe magacaabay liistada golaha wasiirada ee cusub oo ay ka buuxaan wasiiro hore...
Ciidanka xooga dalka ee Asarbajaan ayaa dib u xoreeyay degmada Fusuli iyo 7 tuulo oo u dhow dhulka buuraleyda ee...
Masuuliyiinta Sucuudiga u qaabilsan arimaha xajka iyo cumrada ayaa sheegay inay kordhiyeen tirada imaan karta wejiga labaad oo ay gaarsiiyeen...
Raiisal wasaaraha cusub ee dalka Somaliya ayaa sheegay inuu ka mid ahaa dadka ku dhiban wadooyinka amniga u xiran ee...
Sida laga soo xigtey ninka dalkaasi musuqa badan ee Nayjeeriya u qaabilsan arimaha badda Bashiir Jamoo ayaa sheegay in budhcad...
Dawlada Somaliya ayaa jawaab ka bixisay hanjabaad ka timi Kiiniya oo ku aadan gobolada Jubooyinka inta ayna joogin, sheegtayna inay...
Turkey is developing an increasing variety of lethal armed drones, ranging from large, high-flying, bomb-laden ones to very small, low-flying...
Dawlada Ingiriiska oo tartan kula jirta Turkiga ayaa Somaliya soo gaarsiiyay gawaadhi dagaal oo ah nooca qaada ciidamada iyo Cabdi...
Somaliya oo muddo 30 sano lahayn dawlad adag oo sharciga iyo kala damneynta soo celisa ayaa haddana dadkedu horumar ka...
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu Axmed Madoobe jeelka u taxaabo....
Wahaabiyada Sucuudiga oo uddo dheer xiriir qarsoodiya la lahayd Yuhuuda ayaa si rasmiya u sheegtay in hawadeeda u furan tahay...
Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi ayaa dibedda soo dhigey shirqoolkii loo maleegay ugaaska guud ee beelaha Samaroon Ugaas C/raxshiid oo dib...
The construction of the controversial 700 km wall at the Kenya-Somalia border is back underway according to a former Somali forces Colonel...
Turkish President Recep Tayyip Erdogan has accused neighboring Greece of “sowing chaos” in the waters of the Mediterranean Sea, contested...
Iiraan ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtey markab ay Imaaraadku leeyihiin oo ku soo xadgudbey biyaha dalkaasi sida ay ku...
Ciidamada Danab ee sida aadka u tababaran ayaa ku guulaystey inay ummada ka qabtaan gaadhi argagixisadu ka soo buuxisay walxaha...
Masuuliyiinta maamulka Koofur galbeed ayaa xaqiijay toogashada laba nin oo lagu helay kufsi. Waxa burburka kadib soo batey gabdhaha la...
Degan Cumar Daahir waa hooyo leh afar caruura oo asy hayso nin Isaaqa. Waxay u noolayd magaalada Hargeysa markii ay...
Inta la xaqiijay waxa ku dhimatey sadex qof oo qaarkood ku jireen dad goobta gaadhiga bilaa biriiga ah ku dhacay...
Ciidanka aad ka u tababaran ee Haramcad ayaa soo af-jaray weerarkii mujrimiinta shabaab ay ku xasuuqeen dad shacaba markii ay...
Madaxweynaha Somaliya ayaa barlamaanka ka hor sheegay in shirka u dhexeeya dawlada dhexe iyo maamul jufeedyada ee Dhuusamareeb uuna marnaba...
Ayadoo xalay ay magaalada ka dhaceen weeraro loogu talogalay khalkhal gelinta amniga ayaa booliiska magaaladu ku guulaystey inay nolol ku...
Ciidanka Shiinaha ayaa dhoolatus milatari ka sameeyay meel aan ka fogeyn jasiirada gooni goosadka ee Taywaan ee aan ku dhicin...
Ayadoo Muuse Biixi kor u bood boodaya kadib markii ay baryahan soo baxeen ictiraaf bugga oo dbedda laga wado ayna...
Agaasimaha ku shaqada leh dayactirka xaramka ayaa sheegay in dib u dayactir lagu sameeyay derbiga kacbada iyo qiswada ama daaha...