26/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cawil Cali Ducaale oo Somaliya safiir hore uga ahaa oo ka dhigey Xasan Guuleed gooni gooste weyn

Cawil Cali Ducaale oo safiir Somaliya uga soo ahaa Kiiniya xilligi dawladii dhexe ayaa ka sheekeeyay sheeko uu madaxweynihii hore ee Jabuuti Xasan Guuleed Abtidoon uga sheekeeyay kana dhigey gooni gooste weyn oo aan rabin in Somalidu hal dawlad yeelato.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM