15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ceerigaabo oo laga bilaabey olole wacyigelinta kaadh qaadashada

Ceerigaabo ayaa laga bilaabey olole wacyigelinta kaadh qaadashada gobolka oo laga hirgelinayo gobolka. Ceerigaabo ayaa ah magaalada ugu weyn.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS