09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cid aan ogolnahay in xabad lagu dilo waa argagixisada shabaab cidkale raali kama nihin: madaxweyne Xasan Sheekh+Puntland: ARAG

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa qudbad ka jeediyay caleemo saarka madaxweynaha Galmudug C/kariim Guuleed ayaa sheegay in argagixisada shabaab kaliya la ogolyahay in xabad lagu rido. Waxa iyana ka qaybgalay caleemo saarka madax caalami ah taas oo ka dhigan in maamulkan ku meel gaadhka ahi uu maray qaybta caalamiga ah walina sugayo aqoonsiga hoose.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM