X

Ciidanka dawlada oo fashiliyay miino argagixisadu soo dhigtey

Ciidamada dawlada ee sida gaarka ah u tababaran ayaa fashiliyay miino argagixisadu ku soo aastey wado muhiimka oo ku taala magaalada Muqdisho. Miinadan ayaa dhiig miiratadu ku aastey wado la oo hormarta Isla jaamacadaas.


Miinadan ayaa waxa arkey dad shacaba markii lagu aasayay wadada kadibna waxayna waceen ciidamada sida khaaska u tababaran oo Ku guulaystey inay qarxiyaan.


Wadada ayaa xirneyd muddada laga sifeynayay miinada. Maaha markii ugu horeysay ee ciidanka sida aadka u tababaran ay qarxiyaan miino, ayagoo halkaana ku badbaadiyay dhiiga shacabka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.