18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidamada Amisom ee Muslimka ah oo u afuraya si wadajir ah: SAWIRO

Ciidamada Amisom ee Muslimka ah oo u afuraya si wadajir ah magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo ku sugan Muqdisho intooda badana kasoo jeeda Uganda ayaa qeyb ka ahaa howlgalka mudada dheer ee Soomaaliya.

Maaha markii u horeysay ee ciidamada Amisom ay si wadajira u afuraan ayagoo ku jira hawsha adag ee la dagaalanka argagixisada caalamiga ah ee shabaab.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS