Ciidamada Amisom ee Muslimka ah oo u afuraya si wadajir ah magaalada Muqdisho.
Ciidamadan oo ku sugan Muqdisho intooda badana kasoo jeeda Uganda ayaa qeyb ka ahaa howlgalka mudada dheer ee Soomaaliya.
Maaha markii u horeysay ee ciidamada Amisom ay si wadajira u afuraan ayagoo ku jira hawsha adag ee la dagaalanka argagixisada caalamiga ah ee shabaab.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS