18/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidamada Gorgor oo laga soo dejiyay Muqdisho iyo Kiiniya oo aan jeclaysan

Waxa markale magaalada Muqdisho ka soo degay ciidamada si aadka ah u tababar ee Gorgor ee ay inoo tababaraan walaalaheena Turkiga. Ciidankan ayaan qabiil aqoon laakiin lagu ababiyay diin, dad iyo dal.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS