Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Jabuuti ee ku sugan gudaha bartamaha Somaliya ayaa sameeyay dhoolatus wada shaqayna oo looga hortagaayo dhiigmiiratada Shabaab inay gudaha u galaan Itoobiya.
Dhoolatuskan wada shaqayn ayaa lagu sheegay mid guul laga gaaray. Ciidamada Itoobiya ayaa saad u ah kuwa Jabuuti haddii dhiigmiiratada shabaab ay soo weeraraan.
Dhawaan ayay ahayd markii dhiigmiiratada shabaab ay qalqal gelisay amniga Somali galbeed, ayadoo soo tuurtay caruur wada sarkhaansan oo aan garanayn jiho ay u socdaan.
Dhalinta dhiigmiiratada u dagaalanta ayaan haba yaraatee ogeyn halka loo wado, ayadoo keliya loo sheegay inay gaalo la dagaalamayaan intooda badan ay daroogaysan yihiin diina waxba ka ogayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay