X

Ciidamada jooga Guriceel iyo Matabaan waa ciidankii qaranka: Ahlu sunna

Madaxa Ahlu suna Sheekh Shaakir ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Ahlu sunna dhul laga qabsaday ee ciidanka jooga Gurceel iyo Matabaan uu yahay ciidankii qaranka ee laysku daray. Anaga ciidankii dawlada ayaa noo yimi ee ma jirto ciidan wax naga qabsaday.


Kooxaha dawlad-diidka ee qabaliga ku shaqeeya ayaa suuqa ku faafiyay in Ahlu sunna lagala wareegay degmooyin ay dhiig ku soo daadiyeen si argagixisada wahaabiga looga xoreeyo.



”Waxa Ahlu sunna lagu yaqaan inay dhul Somaliyeed ka sifeysay argagixisada ku soo duushey diinta iyo dhaqanka Somaliyeed ayuu yiri Cali Calasow oo jooga Muqdisho.

”Waxa magaalada Dhuusamareeb jooga waa dhaqankii gobolka oo u diyaara inay dhisaan maamul loo dhan yahay dawladuna waxay nagu garab taagan tahay inay amniga sii xoojiso.


Ahlu sunna ayaa aad logu garaabay markey tiri ciidanka dawlada ee imaanaya waxa ku jirta argagixiso qaraxyo ka fuklin kara Galguduud.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.