X

Muuse Biixi oo dhabarka soo taabtey cuqaasha beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon)

Horjoogaha Somaliland Muuse Biixi ayaa dhabarka soo taabtey cuqaasha beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) oo Suldaan Wabar caaqilka u yahay. Cuqaashan oo kala jaban ayaa lagu soo amrey inay beeniyaan inay la jiaar Suldaan Wabar. Mid ka mida odayada ayaa isagu si cad u sheegay in Muuse Biixi isku jabinayo beesha.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.