Abuja–Ciidamada dalka Nayjeeriya ayaa ku guulaystay in ay soo badbaadiyaan in ka badan 300 oo gabdho ah oo ay haysteen argagixisada Boko Xaraam. Ciidamada ayaa weerar ku qaaday dhul jiqa oo argagixisadu isku qarinaysay. Dawlada Nayjeeriya oo caawimo ka helaysa wadamada jaarka ah ayaa ku guulaystay in ay argagixisada ka qabsadaan dhamaan dhulkii ay hore u haysteen.
Sidii caadiga ahayd argagixisada oo wajiga duuban ayaa afka furety kana mid noqdey dadka caadiga maadaama maalintiina afka duubtaan habeenkiina iska furan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay