X

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigey gaadhi xasuuq loogu talogaley:SAWIRO

Ciidanka nabadsugida ee NISA ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigeen gaadhi ay ka buuxaan hub culus iyo boolal loogu talogalay markuu qarxo in dad badan ku dhamaadaan.

Ciidanka ayaa gaadhigan ku qabtey xaafada Hodan ee magaalada Muqdisho waxayna sheegeen in dadka deegaanka ay soo wargeliyeen sidaana looga badbaadiyay ummada Muslimiinta ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.