X

Jarmalka oo Talyaaniga kaga badiyay rigooreyaal ciyaar inta badan Jarmalku gacan sareeyay

Xulka qaranka dalkaasi Jarmalka ayaa rigooreyal ku garaacay xiulka qaranka dalkaasi Talyaaniga ciyaarta wareega sadexaad koobka qaarada Yurub oo si xawli ah uga socda Faransiiska.

Ciyaartan ayaa Talyaaniga lagula ciyaarey hal dhinac oo ka mida garoonka waxana la filayay in Talyaanigu hoydo casar dheer waxayse ku dhamaatey gool iyo gool.

Waxana kadib la ciyaaray nusaac kale tiina waa ismari waayeen waxaana muuqatey in Talyaanigu rabey rigooreyaal laakiin uma suuragelin in ay ka badiyaan Jarmalka oo hadda u muuqda in uu koobkan qaadayo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.