Labada quwadood ee Shiinaha iyo Hindida ayaa markale isku haleelay dhulka ay ku muransan yihiin ee u dhexeeya labada dal. Dhulkan oo buuralay ayaa waxa sheegta labada dal, waxase la rumaysan yahay inay yihiin dhul Shiinuhu leeyahay.
”Waxa jira isku dhac kooban oo aan sidaa buurnayn oo maanta oo Isniina 25/01/2021 ku dhexmaray labada ciidan oo aan loo ogolayn inay hub qaataan ayuu yiri afhayeen u hadlay ciidanka Hindiya.
Hindida ayaa jecel inay Bakistaan dagaal la galaan laakiin markay noqoto Shiinaha ka meermeerta inkastoo Bakistaan ay garaacday dhowr mar oo ay isku dhaceen.
Ciidabnka Shiinaha ayaa marhore diley askar farabadan oo Hindiya kadib markii ay isku dhaceen labada dhinac, isku dhacaas ayaa inta badan ahaa feedh iyo laad ay Shiinuhu ku adkaadeen.
Shiinaha ayaan ka hadlin isku dhacan u dambeeyay iyo waxa sababay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay