21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Many Terrorist Killed in Syrian Army Lightening Offensive

Ciidamada Siiriya oo ku siqaya xarunta ugu weyn argagixisada Sacuudigu taageero ee Daacish ee RAQA

Ciidamada dalkaasi Siiriya ayaa ku siqaya xarunta ugu weyn argagixisada caalamka ee Daacish xaruntooda Raqa. Ciidanka oo ku socda laamiga dheer ee saxaraha ah ayaa gebi ahaanba waayay argagixisada, iyagoo u daba gurtey in ay dhufeys ka dhigtaan guryaha MUslimiinta ay  ka qixiyeen ee hadda ku dhimanaya xeryaha qoxootiga Turkiga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS