Ciidamada Somalida ee Koofurta dalka ayaa kolba dal tababar siiyaa taas oo ka dhigan in ciidanku aanuba daacad u ahayn qaranka iyo ummada Somaliyeed maadaama aan wadanimo lagu tababarin.
Hirdanka siyaasadeed ee Carabta ayaa keenaya in qolaba markeeda timaado. Ciidamadan ayaa lagu wareejay RW Xasan Kheyre.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah argagixisada shabaab,waxaana xusid mudan in dhawaan Dowladda Turkiga ,Dowladda Soomaaliya ku wareejisay 450 Qori oo loogu talagalay Askarta Turkiga ku tababarayo Muqdisho.
Ra’isalwasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay madaxda Imaaraadka ee Muqdisho ku tababaraya Ciidamada dowladda Federaalka ah.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay