X

Ciidamo gaara oo ka daba galay guryo argagixisadu hub ku qarsato: SAWIRO

Ciidamo gaara ayaa ka daba galay guryo argagixisadu hub ku qarsato magaalada Muqdisho.

Intii uu socday howlgalkan qorsheysan oo ay fulinayeen ciidamada Booliska Laantooda Dambi Baarista ee CID-da ayaa waxaa lagasoo qab qabtay xaafadihii howlgalka uu ka dhacay argagixiso la ogaa lana tuhunsanaa.



Howlgalka oo bilowday abaaro 8 Fiidnimo ayaa si nabad galyo ah kusoo gaba gaboobay saqdii dhexe, waxaana dad degan xaafadaha howlaha amni laga hayay la arkaayay iyagoo si nabad galyo ah u wata howlahooda shaqo.

Hay’adaha amniga dowlada Soomaaliya ayaa har iyo habeen u taagan ka hortaga xaasuuqa dhiigmiiratada Shabaab oo iyagu ku quraacda kuna qadeeyas dhiiga Muslimiinta.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.