X

Argagixiso baxsada oo ka soo jeeda Hargeysa iyo Burco oo ka soo qulqulaya Koofurta Somaliya

Members of al Shabaab, al Qaeda-linked insurgents, ride in a pick-up truck after distributing relief to famine-stricken internally displaced people at Ala Yaasir camp at Km50 outside Somalia's capital Mogadishu, September 3, 2011. More than 800,000 Somalis are refugees, according to U.N. estimates, while up to 1.5 million are displaced within the Horn of Africa country. Picture taken September 3, 2011. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: SOCIETY CIVIL UNREST POLITICS)

Argagixiso baxsada oo ka soo jeeda Hargeysa iyo Burco ayaa ka soo qulqulaya Koofurta Somaliya. Argagixisadan hore xasuuqyada uga gaystey Koofurta Somaliya ayaa dib uGu soo noqonaya Somaliland.



Baxsadka argagixisadan dhalinyarada la duufsadey u badan ayaa imaanaya ayadoo Maraykanku u diidey hog ay galaan iyo meel ay ka galaan diyaaradaha dul heeheebaya waxayna noqdeen mas la raadinayo.



Soo gelitaanka argagixisadan ayaa waxa fududeeyay saraakiil ka tirsan maamulka Somaliland. Maamukka Somaliland ayaa hore loogu eedeeyay inay fududeeyaan baxsadka argagixisada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.