Ciidamo ka tirsan Koofur galbeed ayaa ku baxay argagixisada shabaab. Ciidamada milatariga ayaa maanta ku dhaqaaqay degaano hoostagga Degmada Bardaale oo lagu sheegay xubno argagixiso ah.
Hawlgalka ciidanka oo ahaa mid qorsheysan maadaama ay ku baxeen ciidanka xog rasmi ah oo ku aadan meelo looga soo sheegay argagixisada joogeen.
Taliyaha Ciidamada hawlgalada ee Degmada Bardaale Madguud Macalin ayaa Warbaahinta waxa uu u sheegay in deeganadii ay tageen ay ka waayeen argagixisada.
Wuxuu sheegay argagixisada in loo sheegay in ciidamada huwanta ay ku soo socdaan, islamarkaana ay isaga carareen deeganadii ay ku sugnaayeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS






Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay