Garoowe–Cabdiwelli Gaas ayaa booqdey askar ku dhaacantey shil gaadhi oo ka dhacay duleedka Garoowe. Askartan ayaa la sheegayaa in tiradoodu tahay 12. Lama sheegin sida shilku u dhacay. Inta la hubo waxaa halkaasi ku dhimatay 10 iyadoo ay dhaawacmeen 12 kale sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadka Isbitaalka Garoowe.
Isbitaalka Magaalada Garoowe waxaa degdeg ku gaaray Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, isaga oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan caafimaad dibadda loogu qaadayo askarta dhaawacyada halista ah soo gaaray.
Maxamed Yuusuf
ARAABNEWS.COM
![Shil1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Shil11-300x200.jpg)
![Shil2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Shil21-300x200.jpg)
![Shil3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Shil31-300x200.jpg)
![Shil4[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Shil41-300x200.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay