X

Ciidamo ka tirsan xooga dalka oo tababar loo soo xirey: SAWIRO

Ciidamo ka tirsan xooga dalka ayaa tababar loo soo xirey. Taliyaha ciidanka xooga dalka sareeye guuto Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod ayaa tababarkan ku soo xirey xerada Dhaga-badan.

Madaxa Tababarka Midowga yurub, ayaa Ciidamadda xoogga dalka ku dhiira geliyay howlgalada ka dhanka argagixisada Shabaab.



Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Wali Jaamac, ayaa waxuu munaasabadda ka sheegay in argagixisada Shabaab ay dhibaato ku yihiin Amniga dalka, isagoo tilmaamay in dawladda Soomaaliya dadaal adag ay ugu jirto dhismaha ciidamada Qaranka.



Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay sheegay in dawladu diyaarisay qoshaha ciidan qaran oo dhaba.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.