15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidan beeleed marna ku labista direyska dawlada oo Marka laga maamuli waayay: MAQAL

Gudoomiye kuxigeenka Amniga ee Mamaulka degmada Marka ee Gobolka sShableha Hoose C/kariin xusen dhere ayaa warbaahinta u sheegay in qaati ka tagan yihiin maamulitaanka Magaalada oo aysan awood u lahayn in ay gudaha u galaan.

Waxaa uu intaa ku daray gudomiye ku xigenka amniga ee marka in Magaalada Maleeshiyadka jooga aysan ogoleyn in maamul uu ka shaqeyo Magalada gudaheda.

Sidoo kale Guddoomiye Kuxigeenka ayaa Xusay in aysan Awood u laheyn in ay wax ka qabtaan. Waxaa uu shaca ka qaday in madaxda dowlada fedralka arinta ay u shegeen iyo kuwa maamuka koofur galbeed Waxna aan laga qaban.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS