X

Ciidan Dhulbahante ah oo markale dib uga soo noqday Somalilaan

Daraad ayay ahayd markii ciidan Dhulbahante ah oo ku sugnaa Boocame uu u galay dhinaca maamulka Somalilaan, sidaasna maamulka Muuse Biixi ku sheegtay inay la wareegeen Boocame. Haddaba isla ciidankaa ayaa maanta dib ugu soo noqday Butlaan.

”Waa caado Dhulbahante inay kolba dhiac u cararaan ayuu yiri Xuseen Warsame. Dhulbahante intey meel ka soo wada jeedsan lahaayeen ayaa in muddo ahba sida fiinta loo kala gurtaa tana waa tii uun ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Masuuliyiinta Dhulbahante ee iyagu laga biilo Garoowe oo la hadlay ciidanka ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inayna khiyaamin qarankooda. Bultaan ayaan waxnba uga duwanayn maamulka Somalilaan maadaama ay diidaan amarada dawlad dhexe.

Maaha markii ugu horeysay ee ciidan Dhulbahante dhinaca kale ka soo jeedsado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.