X

Ciidan ka tirsan booliiska Amisom oo loo dirayo dalalkooda

Ciidan ka tirsan booliiska Amisom oo loo dirayo dalalkooda. Booliiskan aan loo baahneyn ayaa joogey magaalada Muqdisho halkaas oo la sheegay inay tababaro iyo hawlgal caawin ah u joogeen.


Amisom ayaa lagu eedeeyay inay qayb ka yihiin musuqmaasuq foolxun oo ka jira Muqdisho sida inay dib u iibiyaan raashinka iyaga la siiyo iyo weliba shidaalka kana iibiyaan argagixisada.


Tirada askartan booliiska ah ee ka baxaysa Muqdisho aya lagu sheegay inay gaarayaan 30 sarkaal oo ka kala yimi wadamada gaajada ah ee Kiiniya, Siiraliyoon, Yugaandha iyo Sambiya.

Aduunka ayaa dagaal hoose kula jira Somaliya sidii ay weligeed u dhisan ciidan qaran.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.