X

Ciidanka amniga Muqdisho banaanbax Xalane laga soo abaabuley

Ciidanka amniga ee magaalada Muqdisho ayaa kala eryay banaanbax ay soo qaban qaabiyeen kooxda Xalane oo ujeedadu ahayd inay qasaan amniga dalka guud.


Banaanbaxan oo dumar iyo caruur u badnaa ayaa lagu weeraray sirdoonka qaranka oo shalay wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble oo hadda kaaba qabiil noqday uu amray in si degdega xog loo siiyo.


Madaxa sirdoonka Fahad Yaasiin ayaa u jawaabay sheegayna inuu warbixin faahfaahsan ku wareejin doono guddiga amniga qaranka oo loo dhan yahay halka uu warbixinta beel ku wareejin lahaa.


ā€¯Madaxa sirdoonku wuxuu sheegay inayna jirin wax uu qariyo ayuu yiri Cali Calasow oo Muqdisho jooga. Banaanbaxan ayaan cidna wax ku noqdon.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.