Muqdisho–Ciidanka amniga Muqdisho ayaa iska baadhay guryo ku yaala xaafada Hodan oo argagixisada shabaab hub ku qarsato iyagoo dhawaan dhaawac u gaystay wariye u duuba idaacada qaranka oo lagu magacaabo Farxaan Maaskaro. Waxay ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigeen xagjir.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay