Ciidanka amniga ayaa soo afjaray xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysatay maqaaxi ku taal Muqdisho. Weerarka oo gaadmo ahaa sida lagu yaqaan argagixisada ayay ku galeen maqaaxida ayagoo isqarxiyay.
Ciidanka amniga ayaa kula dagaalamayay argagixisada gudaha. Argagixisada ayaa weerarka bilowdey xilli dadku u fadhiisteen afturka ileyn mana afuraan mana tukadaane.
Dhimashada ayaa lagu sheegay 25 u badan dadkii goobta u fadhiyay afurka oo ay ku jiraan cidkasta. Nin u hadlay dhiigmiiratada Sucuudigu biilo ayaa yiri Allahu Akkbar waxaan dilney tobaneeyo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay