08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidanka badda Somaliya oo soo badbaadiyay doomo la waayay: SAWIRO

Ciidanka badda Somaliya ayaa soo badbaadiyay doomo muddo la waayay. Waxayna balan qaadeen iney ka soo dhalaalayaan howsha culus ee loo igmaday



Genaraal Mukhtaar Xuseen Afrax,ayaa sheegay in la sameynayo isgaarsiin ay ku wada xiraan kallumeysatada badda iyo ciidanka booliska ee ilaalada badda.



Ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa booqday Ciidanka ilaalada Badda

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS