X

Ciidanka booliiska ee Muqdisho oo gacanta ku dhigey nin xidhan dharka dumarka+MUUQAAL

Muqdisho-Araabinews–Ciidanka booliiska Muqdisho ayaa soo qabtey nin ku labisnaa dharka dumarka indhahana soo xirtey sida fuleyda argagixisada shabaab. Ninkan ayaa ciidanka booliisku ka soo qabtey degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.