X

Ciidanka Butlaan oo markale ku celiyay inayna aqoonsanayn horjooge Siciid Deni

Ciidankii Butlaan ee aaga buuraha Galgala u joogey la dagaalanka argagixisada ayaa si cad u qarxiyay mar labaad inayna aqoonsanayn horjooge Siciid Deni oo rabay inuu bedelo madaxa ciidanka. Ciidanka ayaa tirsaday sababo badan iyo cagajugleyn uga timi horjooge Siciid Deni taasna aya ka soo baxeen aaga dagaalka.


Horjoohge Siciid Deni ayaa ka baqaya in ciidanku is hortaago musharixiin golaha shacabka uu ka soo xulanayo Boosaaso iskuna dayay inuu eryo hogaanka ciidanka Diyaano.



”Waa la ogaa inay tani dhacayso horjooge Siciid Denina waa musuq-maasuqa aabihii ayuu yiri Cali Calasow. Su’aasha la is-weydiinayo ayaa ah horjooge Siciid Deni dagaal ma qaadi karaa isagoo adeegsanaya beeshiisa oo durba hanjabtey.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.