Ciidanka dawlada ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigey argagixiso xalay gelinkii dambe ku soo weerartay buundada magaalada. Argagixisadan ayaa lagu jabiyay rag noolna laga qabtey.
Cusmaan Sheekh Cabdi Qorax oo ah abaanduulaha ciidanka dawlada aaga Baardheere ee la soo weeraray ayaa saxaafada u sheegay in ay dileen 120 ka mida argagixisadii soo weerartay.
Wuxuu abaanduuluhu soo bandhigey argagixiso aan dhaawac gaarin oo nolol lagu qabtey halka kuwa kale laga qariyay saxaafada maadaama dhaawacyo qabeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay