Ciidanka u diiwaan gashan dawlada ayaa ka dul degay deegano ay isku dirireen maleeshiyo beeleedyo oo ka tirsan gobolka Galguduud si loo ilaaliyo nabada. Waxa ciidanka dawlada weheliyay kuwa Amisom ee Itoobiya.
Deegaanada ay Ciidamada gaareen ayaa waxaa ay kala yihiin deegaannada Balicade, Furinta-Foore, Qowaa, Dacdheer, Qorof, Miiro-cowleed iyo Bacda. Dadka degan deegaanadaas ayaan barakicin.
Maamulka Galmudug aya ciidamo hore u geeyay deegaanadaas si maleeshiyo looga ilaaliyo inay barakiciyaan dadka sidoodiiba u rafaadsan. Waxa hore loo dhex dhigey labada maleeshiyo nabad aan ku taagneyn lugo adag.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay