Waxa maanta dagaal kooban oo is faham daro la dhacay magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan halkaas oo wasiirka arimaha gudaha Somaliya rabay inuu booqdo laakiin is rasaaseyn aan loo baahneyn ay ma dhacday.
Ciidanka Ahlu Sunna ee iyagu gacanta ku hayay Matabaan ayaa dibedda uga baxay waxana soo galay ciidanka dawlada oo jilbeysan kadib markii mishaharka loo kordhiyay.
Wasiirka arimaha gudaha oo magaalada gaaray ayaa la hadley cuqaasha magaalada si nabada loo xoojiyo. Booqashadaayaa ka mida u guur gelida xaalada gobolka oo hadda biyo hareeyeen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay