November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidanka JIT ee sida casriga ah loo tababarey oo baaritaan ka wada Muqdisho: SAWIRO

Ciidanka JIT ee sida casriga ah loo tababarey oo baaritaan ka wada Muqdisho.

Wararka na soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Ciidanka Booliska Soomaaliya ee sida gaarka ah loogu tababaray Baariska danbiyada iyo Isku dhaca ka dhasha dhimashada iyo dhaawaca ee loo yaqaano Joint Investigation Team (JIT), ay ku hawlan Baarista dhacdadii lagu dilay Ciise Jiijiile oo mar soo noqday Taliye ku xigeenkii Nabad Suggida Gobolka Banaadir.


Ciidamadaan ayaa haatan waxa ay baaritaano ka wadaan goobtii uu falka ka dhacay ee Afaafka hore ee tiyaatarka Qaranka.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS