23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidanka jooga xad-beeneedka Kiniya iyo Somaliya oo ku luqeeyay

Ciidanka qaranka ee jooga xad-beeneedka Somaliya iyo Kiiniya gaar ahaan Beled-Xaawo ayaa ku leeyay hees ka nixiyay argagixisada iyo Kiiniya oo ka wada shaqeeya sidii dalku u ahaan lahaa burbur iyo jufo jufo.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS