X

Ciidanka lagu kalsoon yahay ee NISA oo argagixisada ugu galay meel u dhow Afgooye: ARAG

Ciidanka lagu kalsoon yahay ayaa ee NISDA ayaa argagixisada ugu galay goob ay isku qarinayeen oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose una dhow Afgooye. Iska cabin kadib waxa goobta lagu dilay hal ka tirsan dhiigmiiratada Daacish/Alqacida/Shabaab.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.