X

Maxaa kala jabiyay Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe oo horay isku mowqif ahaa: MAQAL

Afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar ayaa shir jaraa’id uu u qabtay qaybaha warbaahinta uga hadlay sida wax u dhaceen waxaana uu sheegay in beesha caalamka oo soomaaliya taageero siisa ay ku biirtay dhinaca qolyaha u olalaynayay 4.5.

Waxana uu sheegay in maamulka Jubba ay aqabshay go’aankaas markii la isku raacay balse si guud ay u qabto in doorasho deegaan ah Soomaaliya ay hesho.

Wariyayaasha oo su’aalo ka waydiiyay Arrimaha soo baxay sida ay arkaan ayuu sheegay inay sugayaan sida loo hirgaliyo ayna yahay mawqifkoodu tixgalin loo siin lahaa Arimaha Madaxda Soomaaliya iyo beesha caalamka isku raaceen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.