12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidanka Muuse Biixi oo rasaas ugu abaalgudey jeegaantii codka siisay Burco

Ciidanka Muuse Biixi ayaa rasaas ugu abaalgudey jeegaantii codka siisay Burco. Rabshadaha ka dhacay Burco Barigeeda oo jeegaantu degto ayaa la arkayaa hooyo dhex jiifta guri laga burburiyay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=okOuKtHuWWM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS