X

Ciidanka nabadsugida oo galay xabsi bir ah oo argagixisada shabaab dadka ku ciqaabi jireen iyo maktabad buugaag oo la liska baaray

Ciidanka nabadsugida ayaa ku guuleystay in ay helaan xabsi bir ka samaysan oo argagixisada shabaab dadka ku ciqaabi jirtey. Xabsigan oo bir ah ayaa laga helay duleedka Muqdisho. Masuuliyiinta nabadsugida oo ka hadlay mashaqadan ayaa sheegay in goobahani ka mid yihiin goobihii lagu dhibayay dadka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.